top of page

Wararka Ciyaaraha

  • Farhan Hirsi
  • Aug 16, 2015
  • 1 min read

“Real Madrid oo doonaysa William Carvalho

(Madrid) 16 Agoosto 2015 Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa doonaysa soo xero galinta laacibka qadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon William ...

“Man City iyo Man United weli nama soo qaban karaan.”. Jose Mouirnho

(Manchester) 16 Agoosto 2015. Jose Mourinho ayaa ku yiri kooxaha lacagaha badan qarash gareeyay xagaagan ee Man City iyo Man United ...

Shaxda Rasmiga ah ee Crystal Palace vs Arsenal’ Giroud oo hogaaminaya weerarka Gunners

(London) 16 Agosto 2015 Tababaraha kooxda Arsenal ayaa markale ku soo bilaabay kukanka galabta uu ka hor tagi doono kooxda Crystal Palace ...

Liverpool oo kusoo noqotay doonista Mateo Kovacic

(Milano) 16 Agoosto 2015 - Mateo Kovacic ayaa maalmihii dhowaa lala xiriirinayay kooxda AC Milan, balse kooxda Liverpool ayaa markale kusoo ...

Wolfsburg oo beenisay in Man City ay dalab ka soo gudbisay Kevin De Bruyne

(Wolfsburg) 16 Agoosto 2015 Kooxda Wolfsbrug ee dalka jarmalka ayaa si rasmi ah u beenisay inuu jiro dalab ka yimid kooxda Man ...

PSG oo si gooni ah ula socota xaalada Chelsea si ay ula wareegto Jose Mourinho

(Paris) 16 Agoosto 2015 Kooxda PSG ee dalka France ayaa si gooniya ula socota xaalada haatan ka jirta kooxda Chelsea si ay ..


 
 
 

Comments


bottom of page